Xayaysiisyada
Xayaysiisyadayadu waa qaar dhafsiisan habkii caadiyan xayaysiisyada loo samayn jiray ee dhex taal ahaan loogu isticmaali jiray ,waxaana ay ku dhex gaynayaan halabuurka aasaasiga ah ee RAAD TV International laf ahaantiisa.
Xayaysiisyadu waxaa weeye olole xoog leh oo shayga markaasi la xayaysiinayaa uu la jaan-qaadayo daawadayaasha caalamka ee RAAD TV,iyo xiitaa iyada oo intaasi siiba dhafsiisan oo ah in loo sameeyo hab tartan ah.
Xayaysiisku guud ahaan waa mid muddo gaaban socda,caadiyana socda todobaad ilaa iyo laba todobaad,oo ay daawadayaashuna si aad u wayn ay uga qayb qaataan ,oo macaamiisha lagu haysto oo laguna dardar geliyo- gaar ahaanti marka ay daawadayaashu ay fursad u haystaan in ay ku guulaystaan alaabo qiimo leh oo bakhtiyaanasiib ay ku helaan.
Xayaysiisyadu waa qaar si aad ah ugu wanagsan war gelinta,iyo fariimo si xirfadaysan dadka u gaadha,,iyo alaabada cusub e suuqa la gelinayo oo lagu soo bandhigo ,diiwaangelintooda,iyo dhamaanba waxyabaha kale ee la doonayo in ay dadku arkaan.Xayaysiiyadu waxaa kale oo ay si aad u wayn uga qayb qaataan habka iib gaynta badeecadaha,taasoo ah fursad ay tageero ku siin karto in ay ciddi maal geliso.Haddii aad adeegsato duruufaha ku haboon ee ku saabsan sidii xayaysiinta hawada loogu samayn lahaa,iyada oo la kaashanayo shabakadaha internetka,ayaa waxaanu hubaal ka dhigaynaa in aanu fariintaadda u gudbino si sumcad leh oo ay wariyayaashayadu ay si gaar ah u xayaysiiyaan bucshiradaadda,iyada oo yoolku uu yahay in badeecadaadda sida ugu saraysa loogu soo jiido dadka
WAXA AANU KUU TARI KARNO IYO FAA’IIDOOYINKA AAD KU HELI KARTO
Telefishanka caalamiga ah ee RAAD TV waxaa uu dadka wax xayaysiisanaya iyo kuwa maal gelinayaba uu fursad u siinayaa in si fiican loolla beegsado dadka deegaankaasi,gobolkaasi,dalkasi iyo caalamka oo dhanba.Waxaa intaasi dheer fursad ku saabsan in cidii xayaysiis doonaysa iyo kuwa maal geliyaaba ay damaanad qaadi karaan kharashka ku baxaya barnaamijyo gaar ah.Hadana,waxaa la samayn karaa barnaamij gaar ah oo loo samaynayo baahidii kasta ee gaar ah ee timaadda
XILLIGA HAWADA
Waxaanu jecelahay inaanu hab xirfad leh u dhigno intii karaankayo ah anaga oo aan waxba kala hadhaynin si aanu xayaysiiskaaga uga dhigno mid si quman loogga raarido daawadayaashayada.Waxaanu si gaar ah u u tix gelin doonaa
Inaanu dadka daawadayaasha ah la beegsano xilliyada ku haboon ee maalintii:Haddii tusaale ahaan aad haysato makhaayad laga cuno cunnooyinka khafiifka ah ,amaba dukaan dharka lagu iibiyo ,amaba xawaaladle aad tahay,waxaanu kuu diyaarin karnaa xayaysiisyo iyo xilliyadii la siin dayn lahaa eek u haboonaa si ay kuugu soo celiyaan macaash badan.
Soo habayso baahidaadda dhinaca internetka:Iyada oo aanu awood gaar ah u leenahay inaanu tira-koobno dadka na daawada/ee internetkana nagala socda,waxaanu hubaal ka dhigaynaa in xayaysiintadu ay gadho halkii loogu talo galay iyada oo aan carqalad ku noqonaynin cidii kale ee boggayaga internetka isticmalaysa ee aan loola dan lahayn xayaysiiskaasi.Waxaanu bixinaa xilliyada ay ugu badan yihiin dadka na daawanayaa,Iyada oo hadba ku xidhan baahida xayaysiinta ee aad qabto,ayaa waxaanu ku siin karnaa xilliyadasi goor ka mid ah uu xayaysiiskaasi uu ku baxayo xilliga ugu fiican ee dadka daawadayasha ah la gaadhi karayo.
Haddii aanu nahay RAAD TV international waxaanu u sahaminaa dadka adeegyadayada isticmaala aanu fidinaa in ay helaan suuq gaynta ugu haboon
- Inaanu ogaano saamaynta ay xayaysiintu yeelatay
- Inaanu raadino afkaarta cidii adeegayaga isticmaalaysa ka hor inta aanaan sii daynin xayaysiintooda
KAFAALO-QAADASHADA AMABA MAAL GELINTA BARNAAMIJYADA
Kafaalo-qaadidda amaba maal gelintu waxaa weeye ruqsadii aad kaga mid noqon lahayd beesha RAAD TV waxaad sidaasi daraadaded ka qayb geli kartaa in aad maal gelisid
Barnaamij gaar ah,tusaale ahaan barnaamijka dhalinyarada
Mawduuc gaar ah,sida xoogaynta dumarka
Ama munaasabad,tusaale ahaan dhacdo gaar ah oo adiga laguu samaynayo
Maal gelintu waxaa ay aad uga wax tar badan tahay in wax la isku baraarujiyo-uun,waxaana ay qabataa shaqo ka duwan ta xayaysiiska marka keliya ah.Waxaa dhici karta in aad doonayso in aad muujiso qiimaha ay alaabadadu ay imikaba ledahay,oo aad maqaam ku yeelatid suuqyada,amaba aad doonaysid in aad bedeshid aragti ay muddo dheer kaa qabeen dadka macaamiisha ahi
Wax kasta oo ujeedooyinkaagu ay yihiin RAAD TV waxaa ay kuu fidin karaan in ay labadeena shariikadood ay si dhab ah isu kaashadaan,oo aynu si xoog leh isugu kaashano daawadayaasheena
RAAD TV RATE CARD
OFF PEAK
30 Second Spots 01:00am – 10:00am £10.00 per spot |
Total Spots (Monthly) |
Bronze |
60 |
£600 |
Silver |
120 |
£1200 |
Platinum |
180 |
£1800 |
Gold |
240 |
£2400 |
VALUE TIME
30 Second Spots 10:00am – 18:00am £15.00 per spot |
Total Spots (Monthly) |
Bronze |
60 |
£ 900 |
Silver |
120 |
£1800 |
Platinum |
180 |
£2700 |
Gold |
240 |
£3600 |
PRIME TIME
30 Second Spots 10:00am – 01:00am .......... £20.00 per spot |
Total Spots (Monthly) |
Bronze |
60 |
£1200 |
Silver |
120 |
...........£2400 |
Platinum |
180 |
£ 3600 |
Gold |
240 |
£ 4800 |
CORPORATE & GOVERNMENT RATE CARD
20 Second Spot £40.00 per spot |
Total Spots (Monthly) |
Bronze |
60 |
£2400 |
Silver |
120 |
£4800 |
Platinum |
180 |
£7200 |
Gold |
240 |
£ 9600 |
CORPORATE & GOVERNMENT RATE CARD
30 Second Spot £60.00 per spot |
Total Spots (Monthly) |
Bronze |
60 |
£3600 |
Silver |
120 |
£7200 |
Platinum |
180 |
£10800 |
Gold |
240 |
£14400 |
WEBSITE SIDE LINK
Total Spots (Monthly) |
7 Days |
£100 |
15 Days |
£200 |
30 Days |
£300 |
WEBSITE FULL BANNER
Total Spots (Monthly) |
7 Days |
£200 |
15 Days |
£300 |
30 Days |
£400 |
|