............ ... ,,... .. English
.
....

Waxaanu idiin haynaa adeegyo kala duwan oo xayeysiis.
Fadlan buuxi foomkan, waxaad naga helaysaa  jawaaab deg-deg ah

Fadlan waxaad la soo xidhiidhaa xafiiska  xayeysiinta si aad u hesho faafaahin dheeraad ah oo ku saabsan habka suuqgeynta iyo suurta- gelinta barnaamiyada

 


Kusoo Dhawaada RAAD TV International


Waxay Bahda RAAD TV International Ummadda Somaliyeed ugu  bushaaraynayaan in uu televishankii si rasmi ah u bilaaban doono maalinta Arbacada,4ta Juun, 2008.

Haddii aad joogto Europe amma Waqooyiga America  oo aad ka daawanayso Internetka fadlan, lasoco in xawliga internetka (Internet Speed) uu ku xidhan yahay kolba  xawliga internetka aad haysato.

Muuqaal Socda |Warka Madaxdiisa|Muuqaal Kaydsan



Jaanalka aad dooratay

Abdi Salam Hereri